Qarax gaari lagu soo xiray oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa goordhaw qarax gaari hoosta looga soo xiray uu ka dhacay laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa Garaashka Xaaji Baasto iyo Isgooska Shaqaalaha. Gaariga qaraxa lagu soo xiray ayaa la sheegay in uu lahaa Sargaal katirsan ciidanka booliiska Soomaaliya, waxaana la sheegay gaariga inta uusan qarxin kahor in uu … Continue reading Qarax gaari lagu soo xiray oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho